Ever To Be The Best

Change is the End Result
of All True Learning |

Modern university is one of the outstanding universities in Mogadishu, Galkayo, Somalia, by providing quality education with practicability and lecturer centered that enhances the potentiality of the student and the environment as well .

it offers at least eight faculties of education discipline with their full sub-departments that is intended to be part of the educational development in the environment along with different facilities supports the students to be effective for their learning direction.

ย 

50+

Instructors

100%

Certification

980+

Enrollment Students

Academics

graduate hat, diploma, icon-6130500.jpg

BACHELOR's DEGREES

graduate hat, diploma, icon-6130500.jpg

DIPLOMA PROGRAMS

Introduction

Modern university is one of the outstanding universities in Mogadishu, Somalia, by providing quality education with practicability and lecturer centered that enhances the potentiality of the student and the environment as well .it offers at least eight faculties of education discipline with their full sub-departments that is intended to be part of the educational development in the environment along with different facilities supports the students to be effective for their learning direction.

ย 

Director of Must Galkayo

Proff Eng Madad Siad

Welcome to the Modern University Galkayo Campus, a hub of excellence, innovation, and community engagement. As the Director, it is my privilege to lead this dynamic institution where academic rigor meets real-world application, and where our diverse community thrives on mutual respect and a shared commitment to lifelong learning.

Proff Engr Madad Siad

Proff Engr Madad Siad

Director of Must Galkayo

EVENTS

Here you can see some important events which Modern university did

xafladda qalinjebinta dufcaddii 3aad ee ardayda Jaamacadda Modern.

Sawirrada xafladda qalinjebinta dufcaddii 3aad ee ardayda Jaamacadda Modern.
Congratulations
Class of 2023
3rd Convocation

tababar 2 maalmood qaatay oo ciwaankiisu ahaa ๐™’๐™–๐™ฉ๐™š๐™ง,๐™Ž๐™–๐™ฃ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™–๐™ฃ๐™™ ๐™ƒ๐™ฎ๐™œ๐™ž๐™š๐™ฃ๐™š (๐™’๐˜ผ๐™Ž๐™ƒ)

tababar 2 maalmood qaatay oo ciwaankiisu ahaa ๐™’๐™–๐™ฉ๐™š๐™ง,๐™Ž๐™–๐™ฃ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™–๐™ฃ๐™™ ๐™ƒ๐™ฎ๐™œ๐™ž๐™š๐™ฃ๐™š (๐™’๐˜ผ๐™Ž๐™ƒ), tababarka oo ay ka faaideysteen arday fara badan isla markaana ay ka mahad celiyeen ayaa intii uu socday waxaa diiradda lugu saaray qodobo dhowr ah oo la xariira WASH-ka.
Gabangabadii tababarka ayaa waxaa wax ka soo xiray Gudoomiyaha Jaamacadda iyo madaxa horumarinta iyo tababarrada ee Jaamacadda oo soo agaasimay tababarkaan aadka u qiimaha badnaa.

Agaasimaha tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug Mudane ๐˜ผ๐™๐™ข๐™š๐™™ ๐™๐™–๐™๐™ก๐™ž๐™ก ๐™ˆ๐™ค๐™๐™–๐™ข๐™š๐™™ ayaa maanta booqasho ku yimid xarunta Jaamacadda Modern faraca Galkacyo.

Agaasimaha tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug Mudane ๐˜ผ๐™๐™ข๐™š๐™™ ๐™๐™–๐™๐™ก๐™ž๐™ก ๐™ˆ๐™ค๐™๐™–๐™ข๐™š๐™™ oo uu wehliyo ๐™ˆ๐™ช๐™—๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™  ๐™€๐™ก๐™ข๐™ž ๐˜ฟ๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ž oo ka tirsan bahda wasaaradda ayaa maanta booqasho ku yimid xarunta Jaamacadda Modern faraca Galkacyo.
Masuuliyiinta ayaa bogaadiyay shaqada iyo habsami socodka Jaamacadda sidoo kalana aad u baraarujiyay ardayda Jaamacadda oo maaintii 3aad uu u socdo imtixaanka kama dambaysta ah ee semester-ka 1aad sanad waxbarasheedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’.
Ugu dambayn Maamulka Jaamacadda ayaa soo dhaweeyay isla markaana uga mahad celiyay masuuliyiinta waqtigooda qaaliga ah oo ay maanta ku yimaadeen Jaamacadda.

๐™Ž๐˜ผ๐˜ฝ๐™๐™„: ๐™…๐™๐™‰-๐Ÿฌ๐Ÿญ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ
Maalinta 1aad ee ๐™๐™ค๐™™๐™ค๐™—๐™–๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™—๐™–๐™ฃ๐™™๐™๐™ž๐™œ ๐™˜๐™ž๐™ก๐™ข๐™ž๐™ฎ๐™š๐™š๐™™๐™ ๐™– ardayda Jaamacadda Modern faraca Galkacyo.

Waxaa maanta si guul leh inoogu qabsoomay maalinta 1aad ee ๐™๐™ค๐™™๐™ค๐™—๐™–๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™—๐™–๐™ฃ๐™™๐™๐™ž๐™œ ๐™˜๐™ž๐™ก๐™ข๐™ž๐™ฎ๐™š๐™š๐™™๐™ ๐™– ardayda Jaamacadda Modern.
Bandhigga oo ay ardaydu ku soo bandhiigayaan culuumta kala gadisan oo ay soo barteen iyo cilmi baaris dheeri ah oo ay sameeyeen ayaa waxaa lugu bilaabay ardayda barata waaxda ๐™„๐™ฃ๐™›๐™ค๐™ง๐™ข๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™๐™š๐™˜๐™๐™ฃ๐™ค๐™ก๐™ค๐™œ๐™ฎ waxa ayna soo bandhigeen Mashaariic waxtar u leh deegaanka.
ย 

Maalinta 2aad ee ๐™๐™ค๐™™๐™ค๐™—๐™–๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™—๐™–๐™ฃ๐™™๐™๐™ž๐™œ ๐™˜๐™ž๐™ก๐™ข๐™ž๐™ฎ๐™š๐™š๐™™๐™ ๐™– ardayda Jaamacada Modern faraca Galkacyo.

ย Waxaa maanta si guul leh inoogu qabsoomay maalinta 2aad ee ๐™๐™ค๐™™๐™ค๐™—๐™–๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™—๐™–๐™ฃ๐™™๐™๐™ž๐™œ ๐™˜๐™ž๐™ก๐™ข๐™ž๐™ฎ๐™š๐™š๐™™๐™ ๐™– ardayda Jaamacadda Modern.
Bandhigga oo ay ardaydu ku soo bandhiigayaan culuumta kala gadisan oo ay soo barteen iyo cilmi baaris dheeri ah oo ay sameeyeen ayaa waxaa kuxegsadayย  ardayda barata waaxda (๐™‚๐™š๐™ฃ๐™š๐™ง๐™–๐™ก ๐™‰๐™ช๐™ง๐™จ๐™ž๐™ฃ๐™œ) waxa ayna soo bandhigeen Mashaariic waxtar u leh deegaanka.
ย 

Maalinta 3aad ee ๐™๐™ค๐™™๐™ค๐™—๐™–๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™—๐™–๐™ฃ๐™™๐™๐™ž๐™œ ๐™˜๐™ž๐™ก๐™ข๐™ž๐™ฎ๐™š๐™š๐™™๐™ ๐™– ardayda Jaamacadda Modern faraca Galkacyo.

Ardayda barata culuumta caafimaadka gaar ahaan waaxda caafimaadka dadwaynaha (Public Health) ayaa maanta soo bandhigay qaar ka mid ah cilmiga ay Jaamacadda ka Barteen iyo cilmi baarisyo kale oo ay sameeyeen.

Modern university is one of the outstanding universities in Mogadishu, Somalia, by providing quality education with practicability and lecturer centered that enhances the potentiality of theโ€ฆ

ยฉ 2024 Created with Modern University Galkayo Campus

Support

Help Center

Ticket

FAQ

Contact

Community

Contacts

Tell:

(+252) 613445134

(+252) 613445133

(+252) 612124071

Email: info@mustgalkayo.org